Animation

War Cuusb: Qorsha Halis ah oo Alshabaab ay diyaariyeen oo Dowlada Kenya ay ka war heshay Maxaase dhacay???

no responses
Wednesday November 30, 2016 - 4:10 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Booliska Kenya ayaa ka digay in argagixisada Al-Shabaab ay dib isugu uruursadeen Jedahaley, Soomaaliya, islamarkaana ay qorshaynayaan in ay soo weeraraan dalka.

Taliyaha Guud ee Booliska Kenya Joseph Boinnet ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in qaar ka mid ah weeraryahannada ay isku qarinayaan kooxo yar yar oo iska dhigaya xoolo dhaqatada agagaarka Hida iyo Dambala ee Soomaaliya halka oo ay qorsheynayaan in ay dhuumaaleysi ku soo galaan dalka.

Taliyaha wuuu sheegay in Diirada ay saari doona shaqaalaha ammaanka iyo goobaha ku teedsan soohdinta iyo sidoo kale gaadiidka rakaabka ku safra wadooyinka ku teedsan soohdinta,”

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

“Xagjiriinta ayaa waxaa lagu yaqaana in ay ka faa’iidaystaan xiliga roobabka socdaan si ay ugu soo gudbaan dalka iyagoo soo mara Kolbiyow iyo nawaaxiga Hulugho ee deegaanka Gaarisa ” ayuu yiri Mr Boinnet.

kooxda Alshabaab ayaa taaktikada beddelay,iyaga oo u kala baxay kooxaha yar yar islamarkaana ay isku kala qaybiyeen soohdimaha deegaanada Mandheera, Wajeer, Gaarisa iyo Lamu.

Booliska ayaa si dhow isha ugu haya argagixisada oo qorsheynaya dadaal ayku doonayaan inay ku soo laabtaan kaynta Boni forest.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.