Animation

War Cusub: Xuska maalinta dhalinyarada soomaaliyeed ee 15-ka may shaqaalaha dowladda sidee u saameeyay?

no responses
Monday May 15, 2017 - 9:13 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Iyadoo maanta ay ku beegantahay maalinta dhalinyarada soomaliyeed ee 15 may ayaa dowladda soomalia waxa ay fasaxday dhamaan shaaqaalaha dowladda iyo kuwa rayidka.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shaqaalaha Dowladda fasaxay maanta oo ay ku beegantahay 15ka May 2017 si loo weyneeyo halgankii 13kii dhalinyarada SYL, isla markaasna dhalinyarada loogu dhiirigeliyo inay dib-u-dhiska dalkooda ka qeybqaataan.

Shaqaalaha dowladda fasaxooda maanta waxa ay uga faa’iideysanayan u dabaal dagidda iyo weyneynta xuska maalinta dhalinyarada soomaliyeed ee 15-ka may .

Facebook Comments