Somali News

War cusub: Xasan shiikh oo loo dhaariyay xil uu weligiis heyn doono nolashiisa inta ka dhiman xeta hadii ay….

Xarunta golaha shacabka waxaa maanta lagu dhaariyay madaxweynihii hore ee soomaliya xasan shiikh maxamuud oo kamid noqonaya xildhibaanada baarlamaanka soomalia.

Xasan shiikh ayaa loo dhaariyay in uu noqdo xildhibaan baarlamaanka federaalka ka tirsan inta cimrigiisa ka dhiman hadii aysan dhicin in uu xil kale ka qabto dowlada soomalia.

Dastuurka qabyo qoraalka ah ee soomaliya ayaa la sheegay in uu xasan u ogolaanaayo in uu noloshiisa inta ka dhiman noqodo xildhibaan baarlamaanka ka tirsan.

Xasan shiikh waxaa ka horeeyay madaxweynayaal badan mana jirin madaxweyne horay loo sheegay in uu waligiis ahaan doono xildhibaan baarlamaanka ka tirsan mise dastuurka soomalia ee qabyada ah ayaa hada lagu kordhiyay sharcigaan cusub.

Related posts

Jaaliyada Beesha Celi ee South Afrika oo baaq Nabadeed diraya.

admin

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo Goordhaw ka dhoofaya Muqdisho.( Xagee ku wajahanyahay?)

admin

MUUQAAL: Maxaadan Ogeyn oo Madaxweyne Xasan Shiikh uu ka yiri In Soomaliya ay ka Tanasuleyso Dacawada Badda ee Kenya kala Dhaxeeya????

Tifaftiraha K24