Animation

War Cusub: Waxbadan ka Ogow Magalada Jowhar oo Maanta lagu soo Bandhigi Doono Xildhibaanada Cusub Maamulka loo dhisaayo Hiiraan iyo Sh.dhexe

no responses
Tuesday September 13, 2016 - 10:39 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe oo uu ka soconayo Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe lagu soo bandhigo .

 

Xildhibaanada uu yeelanayo Maamulka Lbada Gobol Ee Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

 
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay in Maanta loo balan sanyahay in Magaalada Caasimadda u ah Shabellaha Ee Jowhar lagu soo bandhigo Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan loo dhisayo,waxaana lagu sheegay in Tiro ahaan ay gaarayaan illaa 71 Mudane.

 
Sidoo kale waxaa la sheegay in Madaxweynaha Maamulkaasi lagu wado in la doorto 3-da Octobar ee soo socota sida uu Qorshuhu yahay. Xildhibaanada maanta lagu soo bandhigayo Magaalada Jowhar ayaa la sheegay in weli uu Muran ka jiro