Somali News

War Cusub: Wasiir ka Bad baaday Isku day la doonayay in lagu Qaarajiyo

Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Midnimada Qaran ee Liibiya, Colonel Al-Mahdi Al-barqiisi, ayaa si dirqi ah uga badbaaday isku day dil kadib markii gaaririi  uu la socoday lala beegsaday baabuur kale oo  lagu soo buuxiyay waxylaha qaarxa, meel u dhow mgaalada Bangazi.

Wasiirka ayaa la sheegay in xilli uu ka soo baxay Xafiiskiisa dhacdadaasi uu la kulmay, waxaana halkaa dhawac ka soo gaaray 5 ruux oo ay ka mid ahyeen  Hweenay iyo laba Caruur.

Qoraal laga soo saaray, Xafiiska Warfaafinta u qaabilsan Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda midnimada Qaran ee Liibiya, ayaa lagu sheegay in dhaacayada dakaasi gaaray ay ahaayeen kuwo fudud, lana dhigay  Isbitaal.

Related posts

Warbixin: Ma jiri Karo Xildhibaan Qooto Qooto ” By Yuusuf Garaad

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Axmad Madoobe oo Shahaado Sharaf ka guddoomay la taliyaha idman ee Arimaha Siyaasada

Tifaftiraha K24

Maaliyada”Miisaaniyadii laga sugayay caalamka oo ahayd 49%  soo gaarin dowladda”

admin