Animation

War cusub: Qiimaha sarifka dollarka ee magaalada muqdisho maxaa ka cusub maanta??

no responses
Saturday February 11, 2017 - 11:02 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka Nagasoo Gaaraayo Magaaladda Muqdisho Ayaa Sheegaayo In Maalmahii ugu dambeeyay Sarifka Lacagta Shilin Soomaali Jahwareer baahsan uu Kajiro.

Suuqyada Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Bakaaraha waxaa  maanta sare u kac laga dareemaaya Qiimaha Sarifka lacagta Dollar oo shalay Hoos u dhac balaaran uu ku yimid.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Qaar ka mid ah Ganacsatada Sarifka Suuq weyn ee Bakaaraha ayaa Risaala u sheegay in maanta 100 kii doollar lagu kala Sarifanayo labo Milyan iyo boqol.

Sidoo kale Suuqa degmada Afgooye ayaa la soo sheegaya in wali hoos dhac balaaran uu ka jiro Sarifka lacagta Dollarka , islamarkana meelaha Qaarkood lagu kala Sarifanayo halkii dollar 18 kun oo shilin Soomaali ah.
Ka dib markii Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaa is bedel uu ku dhacay suuqa sarifka ee Soomaaliya.

Qiimaha dollarka ayaa hoos u dhacay, waxaana sare u kacay qiimaha shilinka Soomaaliga.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.