Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

War Cusub: Nin lagu eedeeyay in uu dilay Muwaadin soomaliyed oo ka soo hor muuqday Maxkamad ku taala….

Maxkamad ku taala dalka Mareykanka ayaa waxaa ka soo hor muuqday nin lagu eedeeyay in uu dil u geystay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku noolaa dalka Mareykanka.

Maxkamada oo ku taala magaalada Lauderdale  ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka ,waxaa la soo taagay Anthony Sawina 26- jir ah kaa soo lagu eedeeyay in uu dilka u geystay Muwaadiniin Soomaaliyeed.

Anthony Sawina ayaa loo heystaa in uu ka dambeeyay dil loo geystay  dhalinyaro Soomaaliyeed oo dhawaan lagu dhaawacay magaalada Lauderdale  ee gobolka Florida .

Anthony Sawina ayaa la sheegay in toogashada sababaha uu u  geystay ay ka mid aheyd isir Neceb oo u qabo dadka Soomaaliyeed ee kunool magaaladaasi.

Ninkaan  ayaa la sheegay in sidoo kale loo heysto falal kale oo  lidi ku ah ammaanka dalka Mareykanka.

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee kunool magaalooyink kala duwan ee dalka Mareykanka ayaa waxa ay la kulmaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ugu horeeyso Isir naceybka.

Maxkamada la soo taagay  Anthony Sawina  ayaa sheegtay in ninkaas lagu damiin karo kaliya lacag cadadkeedu dhan yahay 750,000 kun oo dollar-ka Mareykanka ah.

Related posts

Dhagayso:- Cali Maxamed Geedi oo Hadalka qaatay & isagoo yiri hadaladu ma aha kuwa siyaasadeed ee Waa duco

admin

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo laga soo sheegaya in uu ka dhacay Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo??? Warbixin Muuqaal ah ayaan idin kaga heynaa

Tifaftiraha K24

Daawo: Hey’adda IOM oo kismaayo baabuur casri ah kula wareejisay agaasimaha hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda

Tifaftiraha K24