Somali News

War Cusub: Muwaadin Soomaliyeed oo Ganacsade ahaa ayaa lagu dilay Magaalada….

Kooxo hubeysan ayaa magaalada Cape Town ee Wadanka Koofur Afrika ku dilay Mudwaadin Soomaaliyeed kaas oo ku Ganacsanayay dalkaasi.

Muwaadinkaan oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Macalin ayaa waxaa xalay lagu toogtay Goobtiisa Ganacsi oo ku taala magaalada Cape Town.

Soomaalida ku nool dalkaasi koofur Afrika ayaa sheegay in maalmihii ugu danbeeyay ay soo laba kacleeyeen kooxaha Burcada ah ee dhaca u geysta ganacsatada Soomaaliyeed.

Koonfur Afrika waxaa ku nool Soomali badan oo Ganacsi ku heysta waxaana inta badan soomalida loo geestaa Dhac dil iyo Jirdil intaba Mana jirto Dowlada soomaliyeed oo si dhab ah ugu istaagtay in ay ka hadasho tacadiga lagu haayo Muwaadiniinteeda ku nool Koonfur Afrika,

Related posts

Xildhibaanada Beesha Sade oo Indhaha ka daawanaya Xasuuqa ay kenya ka wado GEDO+ Muqaal laga sameyay..

admin

War Cusub: Boqortooyada sacuudiga oo cadaadiskii ugu xumaay saartay farmaajo kuna qasbeysa in uu….

Tifaftiraha K24

XOG: Turkey-ga iyo Sidoo kale Imaaraadka carabta oo dagaal qabooban ka wadda Soomaaliya (SIdee??)

admin