Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

War Cusub: Midowga Yurub oo Dalka Soomaliya ugu deeqay Lacag dhan…..

Shir Heerkiisu sareeyo oo ka dhacay Magaalada Brussels ee Wadanka Belgium ayaa waxaa Soomaaliya uga qeyb galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte.

Shirkaas ayaa waxaa Midawga Yurub uu Soomaaliya ugu deeqay 73 Milyan oo Taageero Dheeraad ah,taas oo lagu hormarinayo Soomaaliya.

Midawga Yurub ayaa Soomaaliya ka taageera Dhinacyo badan,waxaana Kaalmadaan ay noqoneysaa mid ay ugu talo galeen Hormarinta iyo dib u dhiska Dalkeena Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Soomaaliya Mudane Carte oo halkaa hadal ka jeediyay ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto wadadii Dib u soo ka bashada islamarkaana Dowladdaha Taageera looga baahan yahay in ay Derdar galiyaan Kaalmada la siiyo Soomaaliya.

Related posts

War Cusub: Maxaabiista ku Xiran Xabsiga dhexe Waxa ay u Baahanyihiin Sida Masuuliyiinta oo kale Bashiir Goobe iyo Dr Saalax Sheekh Ibraahim iyagoo….

Tifaftiraha K24

DAAWO VIDEO – Dibad-baxyo aad u waaweyn oo rabshado wata oo waddanka Burundi mar kale kasoo cusboonaadey

admin

SAWIRRO: Dowlada Federaalka oo Hub iyo Gaadiid loo gacan galiyay Yaase ku Wareejiyay?????

Tifaftiraha K24

1 comment

Comments are closed.