Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

War Cusub: Maxay soomaliland ka tiray La wareegidda dowladda federaalka ee Maamulka Hawada Soomalia?

Maamulka Somaliland ayaa ka soo horjeestay go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay kula wareegeyso hawada dalka si looga maamulo gudaha Soomaaliya.

Maareeyaha Sadaasha Hawada maamulka Somaliland Cabdi Maxamed Rodol ayaa sheegay in Xarunta Muqdisho laga furay maanta ay Somaliland aqbaleyn.

Waxaa uu sheegay Maareeyaha Saadaasha Hawada Maamulka Somaliland in go’aanka dowladda Federaalka ah kula wareegeyso maamulka Hawada ay qalad tahay.

Dhinaca kale waxaa uu xusay in go’aankan uu saameyn taban ku yeelanayo wadahadallada u dhaxeeya Somaliland iyo Dowladda Federaalka ah ee lagu doonayay in lagu dhameeyo muranka siyaasadeed.

Related posts

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliyeed oo ku baaqey in Dalka laga daayo faragelin ay ku sheegeen in ay ku wadaan………….

admin

Dhagayso:- Xildhibaano si an Caadi ahayn u Cambareyeey Beesha Caalamka Maxay Ka Rabaan Xildhibanada Beesha Calamka ?

admin

Dhacdo xanuun badan oo qoys Somaliyeed ku qabsatay Wadanka Holland

admin