Somali News

War cusub: Maxaadan ogeyn oo puntland ay galkacyo ka sameeysay xili xoogag shabaab ka tirsan ay….

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayan howlgal qorsheysan oo ciidamada maamulka puntland ay ka sameeyeen magaalada galkacyo wuqooygeeda.

Howlgalka wuxuu ahaay mid gaar ah oo lagu beegsanaayay dagaalamayal ka tirsan alshabaab oo la tuhmaayay in ay ku dhuumaaleysanayeen xaafadaha magaalada galkacyo.

Saraakiisha ciidamada puntland waxa ay sheegeen in howlgalkaan lagu soo qab qabtay rag shabaab xiriir la leh oo galkacyo ku sugan.

Saraakiishu waxay kaloo sheegeen in ragaan hada ay ku jiraan gacanta hey’addaha ammaanka baaritaano dheeraad ahna ay ku socdaan.

Related posts

Dhagayso:- Gudoomiyaha Degmadda Banderbayla oo kawaramay Dulaanka Rag uu ku sheegay Daacish

Tifaftiraha K24

Lacagaha Been-abuurka ah oo ku soo badanaya Suuqyada magaalada Muqdisho

admin

WAR DEG DEG AH:-Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Dhawaaqay Arin La Yaab Noqotay Maanta Waxii Ka Dambeya Anigu Maahi…

admin