Animation

War Cusub: Maxaadan Ogeyn oo Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe ee Puntland??? Warbixin+Sawirro ayaan idin kaga heynaa

no responses
Monday October 3, 2016 - 1:25 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Magaalada Garoowe Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax Roob doon ah oo Maamulka Puntland uu Horay u iclaamiyay.

Dibad-baxaan Roob doonka ah waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Maamulka Puntland iyo Shacab ka kal yimid Xaafadaha ay ka Koobantahay magaalda Garoowe.

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Cabdi Xakiim Xaaji Cumar Cameey oo Banaanbaxa Roob doonka ka qeyb galay ayaa ugu baaqay in Dadka Reer Puntland ay Fadhiga ka kaveen islamarkaana ay u Gurmadaan dadka ay saameynta ku yeelatay Abaarta iyo Biyo la’aanta.

Deegaano Dhowr ah oo Puntland iyo Jubbland ka tirsan ayaa hada laga soo sheegaya in Abaar xoogan ay ka jiraan haba ugu darnaatee Biyo La’aan.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Banaabixii Maanta ka dhacay Garoowe

img-20161003-wa0001 img-20161003-wa0002 img-20161003-wa0003 img-20161003-wa0004 img-20161003-wa0005 img-20161003-wa0006 img-20161003-wa0008 img-20161003-wa0011 img-20161003-wa0015

Facebook Comments