Animation

War Cusub: Maxaadan Ogeyn oo Maalinti Beri lagu wadaa in ay Ka dhacaan Magaalada Kismaayo e Xarunta KMG Maamulka Jubbaland???? War ayaan idin kaga heynaa

one response
Monday November 7, 2016 - 6:41 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Kismaayo waxaa la Filaaya in Maalinta Beri ay si Rasmi ah uga Bilaabato Doorashada Xildhibaadanada Aqalka Hoose ee Soomaliya.

Afhayeenka guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Maxamed Keynaan ayaa sheegay in doorashada xubnaha golaha shacabka ay maalinta barri ah ka billaaban doonto magaalaa Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in Meel wanagsan ay Mareyso Howlaha Doorashooyinak Xildhibaanada Baarlamaanka soomaliya.

Afhayeenka dhanka kale wuxuu shaaciyay in Magaalada Baydhabo ay iyaduna beri ka bilaaban doonto doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose.,