Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

War Cusub: Maxaadan Ogeyn oo Jarmalka uu ku dhawaaqay Xili Muslimiinta Dalkaasi ay….

Wasiirka arrimaha gudaha ee Jarmalka Thomas de Maiziere, ayaa ku baaqay in qayb ahaan la mamnuuco niqaabka ama indhashareerka.

Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmaya maalin uun kaddib markii uu sheegay in ay sharci darro noqonayso haddii gebi ahaanba la mamnuuco indhashareerka.

De Maiziere ayaa telefishin Jarmalka laga leeyahay u sheegay in dowladdu ay dooneyso in sharciyan ay khasab ka dhigto in dumarku ay muujiyaan ama feydaan wajiyadooda.

Arrintaasi ayuu sheegay in ay muhiim u tahay is dhexgalka bulshada.

Hindisahaasi oo u baahan in uu ansixiyo baarlamaanka ayaa ka hor istaagi doona dumarka niqaaban in ay tagaan iskuulada, jaamacadaha iyo goobaha kale ee bulshada iyo waliba in ay baabuurta kaxeeyaan.

Doodda ku saabsan mamnuucidda niqaabka ayaa kala qaybisay xisbiga talada haya ee hoggaamiyaha dalkaasi ee Angela Merkel.

Related posts

DEG DEG: Qarax xoogan oo qasaaro kala duwan geestay ayaa waxa uu ka dhacay wadada maka al-mukarama gaar ahaan hotelka……

Tifaftiraha K24

HRW “Cadeyn ayaa loo hayaa in ciidamada AMISOM ay si ula kac ah dad rayid ah ugu dileen magaalada Marka”.

admin

AKHRISO:- Qaramada Midoobey Oo War ka Soo Saartay Dagaalk ka taagan Tukaraq.

Ahmed sudani