Animation

War Cusub: Maxaadan Ogeyn oo Dhexmaray General Xaamud iyo Dhiggiisa Wadanka Qadar???Warbixin+Sawirro ayaan Idin kaga Heynaa

no responses
Tuesday November 1, 2016 - 6:10 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Taliyaha Ciidanka Boliiska Somaaliyeed ayaa Dalka Qadar kula kulmay Dhigiisa S/gaas xamad Bin Jaasim bin xamad Ala thani Iyo Ra,iisal wasaaraha Qadar Ahna wasiirka Arimaha Gudaha ee Dalkaasi Abdalla Bin Nami Bin Khaliifa Al Thani.

Taliyaha ayaa waxa uu halkaasi u joogay Howlo la xiriira Horumarinta Ciidanka Booliska Soomaliyeed.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Kulanka

taliyaha taliyaha1 taliyaha2 taliyaha3-1 taliyaha4 taliyaha6 taliyaha7 taliyaha8