Animation

War Cusub: Kulankii Ugu Horeeyay Xildhibaanada Maamulka Hirshabeele oo Maanta ka dhacay Magaalada…..

no responses
Saturday October 29, 2016 - 5:46 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Baarlamaanka Hirshabeelle oo dhawaan ku guuleystay in ay doortaan madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa kulanka maanta ay yeesheen waxaa shir gudoominayey gudoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, iyadoo ay goob joog ahaayeen kuxigeenadiisa.

Xildhibaanada ayaa Guda Galay Howlaha Ugu Horeeya ee Baarlamaanka Hirshabeele Iyadoona Baarlamaanka laga sugaayo in ay soo doortaan Xubnaha Aqalka sare u Matalaya Maamulka Hirshabeele.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.