Somali News Top News

War Cusub: Jawaari oo Shaqaaalaha Soomaaliyeed ugu Baaqay in ay Nidaam Sharci ah Sameystaan si ay u helaan Xuqooqdooda

Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta shaqaalaha aduunka oo ku asteysan maanta.

Prof. Jawaari ayaa shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeeyay horumar iyo baraare, wuxuuna tilmaamay in shaqaalaha Soomaaliyeed uu sharcigu u ogolyahay iney si nidaamsan isu abaabuli karaan.

Sidoo kale Jawaari ayaa xusay in shaqaaluhu ay cod dheer ku leeyihiin Dimuquraadiyeenta dalka, isagoo tibaaxay iney yihiin laf dhabarka dhaqaalaha Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Jawaari

Related posts

Musharaxiinta Madaxweyne Qaarkood oo la ogaaday Siyaasada ka Dambeysa in ay isa soo sharaxaan !!(Warbixin)

Tifaftiraha K24

XOG: Maxaad kala Socotaa Khilaaf Baahsan oo ka dhex taagan Kenya iyo Itoobiya oo ku aadan Cida Maamuleysa Maleeshiyada Barre Hiiraale ee Dhawaan Kismaayo lagu so xareeyay

admin

TOP NEWS: Ciidamada Bada Talyaaniga oo soo bad baadiyay Muhaajiriin ka yimid Xeebaha Dalka Masar

admin