Animation

WAR CUSUB; Faysal Cali Waraabe oo si kulul u weeraray B/Majeerteen & C/weli Gaas isagoo Siyaasada Somalia…

no responses
Friday September 16, 2016 - 11:10 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan S/land ayaa weerar afka ah ku qaaday maamulka Puntland gaar ahaan beesha Majeerteyn iyo M/weyne C/weli Gaas.

Siyaasi Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in qaska Soomaalida ka dhextaagan ay ka mas’uuliyihin Xubnaha horkacaya B/majeerteyn isagoo ku eedeyay in Somalida ay kala qeybinayaan oo gobal gobal loo kala safay taasoo uu ku tilmaamay wax aan Somalida u cuntami karin.