War Cusub: Farmaajo oo safarkiisa 9-aad maalmaha soo socda ku tagi doona wadanka…..

0

Madaxweynaha jamhuuriyadda soomalia mudane maxamad c/llahi farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah ka helay boqorka dalka qadar boqor Tamiim Bin Xamid al-Thani.

Madaxweynaha oo shir uga qeyb galay wadanka sacuudiga ayaa waxa uu booqasho rasmi ah ku tagi doona magaalada doha ee caasimadda dalka qadar.

Madaxweyne farmaajo ayaana lagu wada in maalmaha soo socda uu safarkiisa 9-aad tan iyo markii la doortay ku tagi doono dalka qadar.

Socdaalka farmaajo ee qadar ayaa timid ka gadaal markii farmaajo iyo boqorka qadar tamiim bin xaamid ay kulan ku yeesheen magaalada riyadh ee caasimadda boqortooyada sacuudiga.