Animation

War Cusub: Dowladda soomalia oo wafdi heer wasiir ah u dirtay wadanka kuwait maxay halkaasi u tageen?

no responses
Wednesday June 7, 2017 - 12:18 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wafdi ka socda dowladda federaalka soomalia ayaa waxa ay gaareen dalka kuwait waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay dalkaasi.

Wafdigaan waxaa horkacaayo Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali waxaana ku wehlinaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Cumar Faaruuq Sheekh Cabdicasiis, iyo Lataliyaha wasaaradda.

Wafdigaan waxaa soo dhaweeyay  wasiir kuxigeenka wasaradda Awqafta iyo Arimaha Diinta ee waddanka Kuwait iyo Masuuliyiin ka tirsan safaaradda soomalia ee dalkaasi.

Lama oga sababta ay wafdigaan u tageen dalka kuwait ha yeeshee waxaa lagu wadaa in kulamo ay ku yeesheen caasimadda dalkaasi ee kuwait city.