Animation

War Cusub: Dowlada Canada oo ku dhawaaqday Go’aan ay ku Farxeen Muwaadiniinta Soomaliyeed ee loo diiday Dalka Mareykanka

no responses
Monday January 30, 2017 - 4:01 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wasiirka socdaalka Kanada ayaa sheegay in dalkiisa ay siin doonaan deganaanshaha ku meel gaarka ah kuwa ku xayiran ganaaxa socdaalka Maraykanka uu soo rogay Madaxweynaha Donald Trump.

“Dal kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu go’aamiyo siyaasadahooda. Waxaan kaliya oo aan idiin sheegi kara in aan sii wadi doonaa dhaqankeena soo jireenka-ee ah inaan soo dhaweeno kuwa doonaya magangalyada,” Ahmed Hussen ayaa sheegay axadii.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Hussen, oo ku dhashay Soomaaliya, mid ka mid ah dalalka ku jira liiska 90-maalin la saaray xayiraadda safarka Trump, ayaa ku daray in Kanada ay sii dheereen doonaan deganaanshaha ku meel gaar ah ee kuwa ay xaalada xun saameeysay.

Hadalada wasiirka ayaa imaanaya ka dib markii Madaxweynaha Maraykanka saxiixay sharciga socdaalka islamarkaana mamnuucay kumanaan qof inay soo galaan Amerika.

Hussen ayaa sidoo kale sheegay in Kanada ay kordhin doonin tirada qaxootiga ay qorshaynayso in ay aqbalaan ee looga jawaabayo ganaaxa Trump , in kasta oo wararka xanta ah baahsan ka dib markii Ra’iisul-wasaaraha Canada Justin Trudeau uu ku soo dhaweeyay qaxootiga Kanada.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.