Animation

War Cusub: Dowlada Burundi oo ku Hanjabtay in Ciidamadeeda ay kala baxeyso Soomaliya hadii aysan …..

2 responses
Friday November 4, 2016 - 7:26 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay inay kala baxayso ciidamadeeda AMISOM oo ka howlgasha Soomaaliya.

Wasiirka difaaca, Emmanuel Ntahomvuke, ayaa u sheegay baarlamaanka in ciidamada aysan ka helin mishaar Midowga Yurub toban bilood. Mishaarka ay qaataan bishii ayaa ah siddeed boqol ee dollar.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waxay helaan oo kaliya mishaarkooda dowladda oo aad u yar.

Midowga Yurub ayaa joojisay inay si toos ah lacagta ciidamada ugu dirto dowladda Burundi, kadib markii ay dagaalo siyaasadeed ka dhaceen waddanka.

Burundi ayaa ah waddanka labaad ee u diray ciidamada ugu badan howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

2 thoughts on “War Cusub: Dowlada Burundi oo ku Hanjabtay in Ciidamadeeda ay kala baxeyso Soomaliya hadii aysan …..

Comments are closed.