Animation

War Cusub Dhageyso: Maxaadan Ogeyn oo Dowlada Federaalka ay ka tiri Saldhig Milatari oo Turkiga la sheegay in uu ka Dhistay Magaalada……

no responses
Sunday October 23, 2016 - 12:38 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Iyadoo dhawaanahan ay jireen warar la isla dhex marayay oo sheegayay in dowlada Turkiga ay saldhig Milatari ka furatay Dalka Somaaliya kaasi oo noqon doona saldhiga ugu weyn qaarada afrika ayaa arintaas waxaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Dowlada Somaaliya .

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada ee Xukuumada Somaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye oo Lahadlay TVGA Universal ayaa shaaegay in aysan jirin heshiis ay wada gaareen dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale dowladda Turkiga oo ku aadan saldhiga ay dowladda Turkiga ay ka furanayso Muqdisho.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wasiirka ayaa si cad u beeniyay Wararkaasi , waxaana uu sheegay in dowladda Turkiga ay dowladda Soomaaliya ay kala heshiis oo kaliya  Fulinta mashaariicyo lagu hormarinayo dalka Sida Iskuulo iyo sidoo kale goobo lagu tababaro ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Hadalka Wasiir Hadliye ayaa imaanya xili dhawaan war lagu daabacay wakalada wararka faafisa ee laga leeyahay dalka Turkiga lagu sheegay in saldhigaan ay dowladda Turkiga ay ka furatay  Muqdisho laga fulin doono howgallada Qaarada Afrika ee ay ka fulineyso dowlada Turkiga.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.