Animation

War Cusub: Dagaalyahanada Alshabaab oo Dagaal Mudo Saacado qaatay kadib La waregay Deegaanka……

no responses
Sunday October 30, 2016 - 10:21 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ayaa aroornimadii hore ee saaka dagaal culus ku qaadeen deegaanka Goof-gaduud oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka degmada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Dagaalka waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay degmada Baydhabo iyo qaar badan oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmadaasi.

Dagaalka oo qaatay Mudo sacaado ah kadib ayaa Shabaab waxaa u suurta gashay in ay La wareegaan Gacan ku heynta Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Warar hordhac ah oo laga helayo dagaalka ayaa waxa ay sheegayan in qasaaro kala duwan ay soo kala gaareen dhinacyadii diritu ay dhexmartay waxaana la xaqiijiyay dhimashada seddex ruux oo dhnacyadii dagaalamay ah iyo dhaawaca tobaneeyo kale .

Qaar kamid ah Dhaawacyada Ciidamada Dowlada ayaa la geeyay Magaalada Baydhabo iyadoona xaaladooda caafimaad hada lagu dabiibaayo.

Warbaahinta Shabaab waxay qoreen in Dagaalyahandoda ay s Rasmi ah ula wareegen Gacan ku heynta Goof gaduud oo Dhawaan ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.