Animation

War Cusub: Ciidamo ka tirsan Ururka Ahlusuna oo Qaatay Qalabkii ay ku Howlgali jirtay Radio Galgaduud Xaruntiisa Magaalada Guriceel

no responses
Tuesday November 15, 2016 - 11:09 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Faah faahin dheeraad ah ayaa waxa laga helaaya Ciidamo ka tirsan Uruka Ahlusuna Waljamaaca oo Xalay Albaabada Isugu dhuftay Radio Galgaduud Xaruntiisa Guriceel.

Ciidanmo aad u Hubeysan oo ahlusuna ka tirsan ayaa Xalay Abaaro Afartii iyo Qadar 25 Daqiiqo waxa ay soo galeen Xarunta Idaacada Waxayna Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha ku Amreen in Hawada laga saaro Iadaacada,

Ciidanka ayaa la sheegay in ay Horay u qaateen FM-kii ay ku Howlgali Jirtay Idaacada Galagduud Fm Lamana Oga Sababta Ahlusuna ay Hawada uga saartay Idaacada oo Qalabkeednida ay u baaday.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maamulka Radio Galgaduud Xaruntiisa Guriceel ayaa Xaqiijiyay in Ciidanka ay qaateen FM-kii ay Idaacada ku Shaqeyn jirtay.

Ma jirto Sabab ilaa iyo Hada la ogtahay oo Ahlusuna ay Hawada uga saartay Idaacada waxaana Maamulka Idaacada uu sheegay in aysan Jirin Xiriir ay la soo sameeyen Masuuliyiinta Ahlusuna ee Guriceel waxaa kaloo uu xusay in aysna Ogeyn Ilaa iyo Hada Dambiga lagu heysto oo Idaacada Hawada looga saaray.

Maamulka Ahlusuna ayaa Dhowr jeer oo hore waxa ay Hawada ka saareen Idaacado ka howlaga Deegaanada ay ka Maamulaan Gobolada Dhexe ee Soomaliya waxaana Ururka uu Isku Dayaya in uu Afqabto Saxaafada Madax banaan ee Deegaanadaasi ka howlgasha.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.