Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

War Cusub: Ciidamo Jubbaland ka wadda tirsan oo Dhoobley dagaal ku dhex maray (Muxuu Salka ku hayaa dagaalkaasi??)

Ugu yaraan labo ka tirsan askari ayaa ku dhintay in ka badan tiradaasna waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii ciidamo kawada tirsan dowladda Jubbaland ay ku dagaallameen magaalada Dhoobley ee gobalka Jubbada Hoose.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu salka ku hayo kaddib markii la xiray askari ka tirsan ciidamada dagallamaya, waxaana ka billowday gacan ka hadal kaasoo khasaaro geestay.

Iska hor imaadka ayaa weli socda mana jirto wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada dowladda Jubbaland.

Related posts

Dhagayso: Baarlamaanka Somaliya oo shalay Su’aalo quseeyo magaacista Maamullada Gobollada waydiiyay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya.

admin

Daawo: Guddoomiye Jawaari oo lama filaan ku tagay Kismaayo iyo Qaabkee halkaasi loogu soo dhaweeyay

admin

Koox Weerar Ku Qaadi rabtay Masaajido Oo Gacanta Lagu Dhigay.

admin