Somali News

War.Cusub Beesha Sacad oo Sharuud Ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub.

Beesha Sacad oo ka mid ah Beelaha Habar gidir Islamarkaana ka mid ah Beelaha Daga Gobolka mudug ayaa soo jeedisay in awood qaybsiga Galmudug lagu Saleeyo labo Gobal ( Mudug iyo Galgaduud)

Ergada iyo Waxgaradka Beesha Sacad ayaa sheegtay in ay diyaar uyihiin cidii wax ka tabanaysa inay lafadhiistaan.

Wax ayna Xuseen in Awood qeybsiga Galmudug uu Noqodo mid Loo dhan yahay.
Wax ayna Xuseen Hadii Galgaduud Qadato Madaxweynaha waa in MUDUG Heshaa Madaxweyne Ku Xigeenka.

Related posts

AKHRISO: Bayaan ka soo baxay Beesha Caalamka oo looga hadlay Shirkii Golaha Amniga Qaranka ay Muqdisho ku yeesheen

admin

Galmudug oo la sheegay in ay Dagaalka Dhuusamareeb ku biirtay

admin

War Cusub: Wasiir Maareeye”” Aniga Hadalka Waan Dhahay Laakin Warbaahinta ayaa si qaldan u Fasirtay”‘

Tifaftiraha K24