Animation

War Cusub: Alshabaab oo Markii ay la Wareegeen Dagmada Tiyeegloow ku Dhaqaaqay Arin Naxdn ah……..

no responses
Thursday October 27, 2016 - 9:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka ka imaanaya Dagmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayan in Alshabaab ay Halkaas ku dileen 2 Ruux oo Rayd ah kuwaasi oo Shabaabka ay ku eedeeyen in ay la Shaqeynaayeen Ciidamada Itoobiya.

Alshabaab ayaa maalintii shalay la wareegay Tiyeegloow ka gadaal markii Ciidmada itoobiya ay halkaasi ka baxeen waxaana shabaabku ay xiligaas bilaabeen in ay qab qabtaan dad ay ku sheegen in ay la shaqeyn jireen Ciidamada Itoobiya.

Laba Ruux ee Shabaabka ay dileen waxa ay ahaayeen Rag waxaana alshabaab ay sheegen in wada shaqeyn ay kala dhaxeysa Ciidamada Itoobiya.

Deegaan dhwor ah oo Ciidamada Itoobiya ay faarujiyeen ayey alshabaab la wareegen iyadoona ay xusid mudantahay in Alshabaab ay deegaanadaasi ku dileen Dad ay ku Eedeyen in ay la shaqeyn jireen Itoobiyaanka Deegaanka Ceelcale ee Gobolka Hiiraan ayaa shabaabka marka ay la wareegen waxa ay ku Gowraceen 5 Ruux oo Ganacsato iyo Nabad-doono isugu jiray.