Animation

WAR CULUS: Axmed Madobe Oo Sheegey In Kismayo Uu Arko Xabsi Uu Ku Jiro, Isagoona…………………….(Tolow Maxaa Dhacay???)

no responses
Thursday September 15, 2016 - 6:29 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Waxaa hubaal ah in runta dadka ay dhibeyso qaarkood balse Axmed Madoobe ayaa lagu tiilmaamaa inuu ka mid yahay Hogaamiyeyaasha Soomaalida kuwooda runta aan ka xishoon.

Siyaasadu saaxiib malahan waxaana hore ay isku meel kawada dagaalami jireen Axmed Madoobe iyo Shabaabka markii uu Xisbul Islaam qeybta ka ahaa.

Haddase waa madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) isagoo sheegay inuu dareemayo culeys ah in Kismaayo Xabsi kor ka feedan oo kale ku dhex yihiin oo wax kasta ku khaali noqdeen.

Caasimada Jubbaland waxa loo igmaday Bu’aale oo Jubada Dhexe katirsan Al Shabaab ayaana ka arimiya isagoo sheegay Axmed Madoobe inaysan udul qaadan karin wixii intaan ka dambeeya ayna doonayaan Dagaal ay Shabaabka iskaga saaraan.

Hogaamiye Axmed Madoobe ayaa ka codsaday Shacabka ku dhaqan Jubbooyinka inay gacan ka geystaan sidii Al Shabaab looga saari lahaa deegaanada Maamulkaasi hoos yimaada.

Facebook Comments