Wafdigii manta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho oo garbaharey nabad tagay iyo so dhaweyn balaaran oo lo sameeyay..

0

Magaalada garbahaarey ee xarunta gobolka gedo ayaa manta waxaa ka dagay wafdi balaaran oo ka soo kicitimay Magalada Muqdisho.

Wafdigaa oo qaybo kala duwan ayaa  qayb ka mid ah waxa socdaalkoodu daarna furitaan maktabadii ugu horeysay ee Magaalada Garbahareey laga furo halka qaybta kale ee wafdiga ay u socotay ku baraarujinta  shacabka Gobolka Gedo in ay iska dulqaadan  heeryada gumaysi ee saaran taas oo uu ku hayo  Hogaamiya Raskambooni Axmed Madoobe.

Ka dib Munaasabada maktabka lagu furaayo waxaa magaalada dib uga soo labaanaya qayb ka mid ah wafdiga  halka qaybta kale ee wafdiga ay shaqooyin kala duwan ka qaban doonan Guud ahaan Gobolka Gedo.