Somali News

Wafdi uu hogaaminaayo taliyaha ciidamada boliiska Soomaaliya oo gaaray dalka.

Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa Maanta gaaray Dalka Jabuuti,wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa Maanta gaaray Dalka Jabuuti.

Taliyaha ayaa inta uu Jabuuti joogo waxa uu tababar u soo xiri doonaa Cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska oo halkaasi lagu leylinayay Bilihii lasoo dhaafay.

Jabuuti ayaa ka mid ah dowladaha qeybta ka ah howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, iyadoo sidoo kale door wnaagsan kaga jirta tababarka iyo qalabaynta Ciidamada kala duwan ee Soomaaliya.

 

Related posts

Maleshiyaad hubaysan oo saka dilay Shaqsi aad loga yaqaanay dagmada Cabudwaaq

admin

Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo shaaca ka qaadey arin sir ah oo ay Caalamku Soomaaliya ka aaminsanyihii, Maxay tahay???

admin

Duqa Caasimadda Eng Yariisow oo xariga ka jaray xarumo cusub oo bixin doona adeegga bulshada+Sawirro

admin