Somali News Top News

Wae Hada soo dhacay: Maxaad kala socotaa Qasaaraha ka dhashay Qarax xoogan oo Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo Halka Lala Bartilmaameedsaday?? Warar ayaan idin kaga heynaa

Wararka ka Imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayan in Goordhaw Qarax xoogan uu ka dhacay Maqaaxi ku taala Magaalada Kismaayo.

Qaraxa oo ahaa Miino lagu aasay Maqaaxida ayaa waxaa la sheegay in ay qaraxda waxaana Maqaaxida Badanaa Fariisan Jiray Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaliya.

Qasaaro Dhaawac ayaa la sheegay in Qaraxa uu ka dhashay Inta la Xaqiiijiyay Ilaa Seddex Ruux ayaa qaraxa ku dhaawacantay wax dhimasho ah Weli lama soo sheegin.

Bur bur xoogan ayaa Waxa uu soo gaaray dhismaha Maqaaxida Qaraxa lagu xiray .

Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa soo gaaray Halka qaraxa uu ka dhacay waxayna ka Bilaabeen Howlgal lagu baadi goobaayo Raga ka dambeeya Qaraxa ka dhacay maqaaxida.

 

Related posts

Dhagayso:- Dowladda oo Ka Hadashay Xiritaanka Idaacada Shabeele

admin

WAR CUSUB: Maxaad ka Ogtahay Gantaal lagu soo Tuuray Magaalada Barakeysan ee Makkah yaase kusoo Riday???

Tifaftiraha K24

Cali Khaliif Galeyr oo sheegay in Siilaanyo ay Maxkamad saari doonaan

admin

1 comment

Comments are closed.