Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Wadooyinka Muqdisho Oo Maalintaa 2-aad Xiran

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho, waxaana arrintan aad u hadal haya shacabka Soomaaliyeed.

Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Sanca, Darjiinka iyo kuwo kale, waxaana xiritaanka wadooyinkan ay bilowdeen abaare 05:00-PM ee shalay, wadooyinka la xiray waxaa si aad ah u isticmaala shacabka.

Ilaa hadda lama oga sababta ka dambeysa wadooyinkan xiran, waxaana wadooyinka lagu arkayaa Ciidamo hubeysan oo wata Gaadiidka Dagaalka, kuwaasi oo aad u feejigan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed (Farmaajo) oo shalay tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa loo xiray wadooyinka Muqdisho, inkastoo markii dambe dib loo furay, waxaana wararku ay sheegayaan in Madaxweynaha halkaasi uu shaqadiisa uga sii wadi doono si KMG ah,

Related posts

Daawo: Tartan siyaasadeed loo qabtay Siyaasiyiin waaweyn oo uu ku guuleystay RW Farmajo.

admin

DF Somalia oo joojisay qaadka laga keeno dalka Kenya & Wasiir ka hadlay….[SABABTA]

Tifaftiraha K24

Daawo: Maxaadan ogeyn oo ka soo baxay kulan xasaasi ah oo villa soomalia ku dhexmaray xasan cali kheyre iyo xildhibaano baarlamaanka ka tirsan??

Tifaftiraha K24