Wadamada Islaamka ee soomalia ay kamid tahay oo isku raacay Malinta koowaad ee Bisha Ramadaan

0

Guud ahaan wadamada Islaamka waxa ay isku raaceen in maalinta berri ay tahay 30 bisha shacbaab lana kaamili doono berri oo arbaco ah.

Dhanka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta soomalia ayaa iyaduna shaacisay in maalinta berri ee Arbaco ah ay tahay maalin shacbaan oo la kaamili doono 30 bisha shacbaan inshaa’allaah maalinta khamiista ay noqon doonto 1-da bisha Ramadaan .

maamulka Alshabaab sidaasi si lamid ah ayey shaaciyeen in Khamiis ay tahay Ramdaan.