Daawo: Wabiga shabeelle oo fatahaad ka sameeyay Magaallada Buuroburde ee gobolka shabeellada hiiraan

0

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay qeybo kamid ah Dagmada Buuloburde ee gobolka hiiraan.

Xaafaddaha qaar ee biyaha ay buux dhaafiyeen ayey dadkii deganaa ka barakaceen waxaana sidoo kale hakad galay Isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Maamulka gobolka hiiraan iyo kan dagmada buuloburde ayaa waxa ay sheegeen in biyihii wabiga ee beledweyne ka soo rogmaday ay kusoo fataheen buuloburde xaaladda magaalladana ay qatar weyn ku jirto haddii aan dadka laga samatabixin.