Arimaha Bulshada Breaking News Somali News Top News

Waa Sidee Amaanka Magaalada Gaalkcyo

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa Malmahan Howlgalo Culus oo amaanka lagu Xaqiijinayo kawaday Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Ciidamada Amaanka Puntland ee Gobalka Mudug ayaa Xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Gaalkcyo Kawaday Howlgalo ay amaanka ku xaqiijinayaan,taas oo ay uga golleyihin sugida amniga.

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in degaanada Puntland ay yihiin amaan ama nabad,ciiidamada amaankana shaqadooda ay wataan.

Mohamed Abdirahmn Said
KISMAAYO24 NEWS

Gaalkcyo Puntland Somalia 12064092_854520594663502_412075545_n

Related posts

Daawo: Magaalada Jowhar oo lagu soo Bandhigay Magaca iyo Calanka uu yeelan Doono Maamulka Labada Gobol Hiiraan iyo Sh.Dhexe

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Maxaadan ogeyn oo soomaliland ay u xirtay milkiilaha universal tv?:

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Alshabaab iyo ciidamada itoobiya oo saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus uu ku dhexmaray deegaanka….

Tifaftiraha K24