Animation

Waa kuma Hogaamiyaha Uga Horeeya Ee Carabta Kaasi oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Donald Trump????

5 responses
Wednesday November 9, 2016 - 8:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Masar Cabdi Fitaax Al siisi ayaa Noqday Hogaamiyaha Ugu Horeeya ee Carabta Kaasi oo hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee wadanka Mareykanka Donald Trump.

Taleefishinka Rusian Today RT qeybiisa Carabiga ayaa Daabacay in Alsiisi uu Noqday Hogaamiyaha Ugu Hareeya ee Carbeed oo Tahniyad u diray Donald Trump.