VIDEO: 5 Arrimood oo ay qasab tahay in aad ka ogaato khilaafka dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada

0

Qormadaan aad daawan doonto waxaan ku sharaxi doonaan Shan arrimood oo ay qasab tahay in aad ka ogaato khilaafka markasta dhexmara dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

1- Dastuurka

2- Isku dhacyada joogtada noqday

3- Loollan Quwado Shisheeye

4- Doorashooyinka maamullada

5- Dano is diiddan, kuwo shakhsi ahaaneed iyo is xulafaysi