Breaking News Somali News Top News

Update: Xildhibaanada Jubbaland oo u Codeeyay Kursiga Labaad ee Xubnaha Aqalka Sare Yaase ku guuleystay????+Sawirro

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbalnd ayaa u Codeeyay Kursiga Labaad ee Xubnaha Aqalka Sare Jubbaland.

Kursiga Labaad waxaa ku Tartamaayay Musharixiinta kala ah Axmed Xaashi Max’uud iyo Prof: Max’ed Cabdi Gaandi.

Codeyn Mudo aan Badneyn socotay Waxaa Guusha ay ku raacday oo Xildhibaanada ay u Codeeyeen Axmed Xaashi Max’uud oo Helay Cod dhan 40 Cod Halka Prof Maxamad Cabdi Gaandi uu helay 26 Cod Waxaana ay sidaasi guusha ku raacday Axmad Xaashi Maxamuud oo Hada Noqday Senetorkii Labaad ee Aqalka Sare Jubbaland.

Doorashada hada Hakad ayaa la galiyay Mudo 30 Daqiiqo ah si loo aado Waajibka Salaada iyo Waqtiga Qadada kadib ayaan ala isku soo laaban doona.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada: 

dscn9379 dscn9382 dscn9388dscn9409

dscn9393 dscn9397 dscn9400 dscn9406

Related posts

DegDeg:- Dagaal u dhaxeeya Ciidamo Ka tirsan Dawladda Oo Mqdisho ka dhacay.

Ahmed sudani

Midowga ardayda Somaliyeed ee Turkiga oo Hogaan Cusub Dortay

admin

DEG DEG: Goalha Ammaanka oo si Cad u diiday Qorshe ay Dowlada kenya ka Damacsaneyd Howlgalka Amisom ee Soomaliya Kaasi oo ahaa In ….

Tifaftiraha K24