Somali News

Update: Xanta ugu dambeyso Codadka Xildhibaanada oo Xiliga Salaada aad loo kala Iibsanaayo

Tirinta Codadka Musharixiinta ayaa Hada socota waxaana la sheegaya in Musharixiinta ay qaarkood Dadaal xoogan ugu jiraan Helitaanka Codad dheeri ah.

Maadama Muudeey iyo Faarax la isku dhagan yahay xagga codadka, waxaa isla markiiba bilowdey xod xodasho joog hoose ku socota, xildhibaanada inta ay sallaada ku maqan yihiin waa suurta gal in wax kasta is beddelaan, waa suurta gal in Khadiijo Diiiriye ay tanaasusho.

Bal adna saadaaasha cabir, Faarax wuxuu dagaal xoogan hadda u galayaa inuu helo codadka Macow, Iikar iyo Ciid maadama isku dar codadkaasi ay yihiin 41 cod, marka inuu soo helo ayuu dagaal u galayaa.

Muudeey wuxuu xoogga saaray codadka Khadiijiyo Diiriye oo heshay 27 xitaa haddii ay u tartanto wareega labaad wuxuu doonayaa iney la shaqayso, Muudeey sidoo kale wuxuu doonayaa inuu codadka ciid helo wey adkaan doontaa.

Isha ku haay wixii kusoo Kordhaa

Related posts

Timirta iyo Faaidada ay u leedahay Qofka Sooman

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Top News Gudoomiyaha Xamarweyne oo Jirdil loo gaystay iyo Xaalada oo Meel Xun—

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Taliska Nabad Sugida Gobolka Banaadir oo ka Hadlay sida ay u Xaqiijiyeen Ammaanka Muqdisho Mudadii lagu…..

Tifaftiraha K24