Update: Waxbadan ka Ogow Socdaal aan Horay loo shaacin oo Danjire Keating uu ku tagay Magaalada Baydhabo…

0

Magaalada Baydhabo Maanta waxaa gaaray Wafdi uu Horkacaayo wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaliya Danjire Micheal Keating .

Danjiraha iyo Wafdigiisa Waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhabo kusoo Dhaweeyay Masuuliyiinta ugu sareeya Koonfur Galbeed sida Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan Shiikh Aadan.

Safarka danjire Keating ayaa la sheegay in ay la Xiriirto Arimaha Doorashooyinka iyo in la taageero Qoondada Haweynka ee 30%.