Animation

Update: Wareega 2-aad ee doorashada oo loo gudbi doono iyo afar musharax oo soo baxday

no responses
Wednesday February 8, 2017 - 1:37 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa goordhaw so dhamatay tirinta codadka wareega koowaad ee doorashada.

Wareega koowaad waxaa isku so haray ilaa 4 musharax oo kala ah xasan shiikh oo helay 88 Cod, Farmaajo oo helay 72 Cod, Sheekh Shariif Sheekh Axmed  oo helay 49 Cod iyo Cumar C/rashiid  Cali Sharmaake oo la yimid  37 Cod.

Afartan musharax ayaa gali doona wareega labaad hadii aysan dhicin musharixiin tanasul sameyn doona.

Musharax kasta waxa laga doonaya in uu helo 219 cod si uu ugu guulesto dooradhada madaxweynaha balse hadii afartaan musharax ay labo kamid ah tanasulan waxaa lagu so bixi kara 160 cod wax ka badan.