Animation

Update: Waakuma musharaxa loo saadaalinaayo in uu noqday madaxweynaha galmudug????

no responses
Wednesday May 3, 2017 - 10:40 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wareega labaad ee doorashada madaxweynaha galmudug waxaa hada ku baritamaayo musharixiinta kala ah axmad ducaalle geelle xaaf iyo musharax axmad cali shariif.

Wareega koowaad waxaa tirinta codadka ku horeeyay musharax geelle xaaf oo helay 57 cod halka musharax axmad shariif cali uu helay 24 cod waxaana uu wareega koowaad codad ahaan dheeryahay geelle xaaf 33 cod.

Sida ka muuqata saadaasha codbixinta waxaa codadka ugu badan helaya musharax axmad ducaalle geelle xaaf waxaana natiijada hordhaca ah ay sheegeysa in madaxweynaha galmudug uu noqon doono axmad ducaalle geelle xaaf.

Baraha bulshada waxaa qabsaday hambalyada loo diraayo musharax geelle xaaf inkastoo aysan doorashada weli soo gaba gaboobin oo codeynta ay socoto.

Isha ku haay wixii kusoo kordhaa doorashada