Animation

Update: Siyaasi Caan ah oo ku Guuleystay in uu Noqdo Senetorka Labaad ee Aqalka Sare Hirshabeele+Magaciisa

one response
Wednesday November 9, 2016 - 10:28 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Xildhibaanada Hirshabeele ayaa Senetorkii Labaad ee Aqalka sare Hirshabeele u doortay Prof. Cismaan Maxamuud Dufle

Prof Dufle waxaa la Tartamaya Musharax Kale waxaana uu Isaga ku guuleystay in uu Noqday Kursiga Labaad Aqalka Sare ee Hirshabeele.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka ayaana ku dhawaaqay Natiijada.

Kursiga Seddexaad ayaa Hada Dooarshadiisa ay Bilaabatay

fb_img_1478686493427 fb_img_1478686616985 fb_img_1478686619216 fb_img_1478686627842 fb_img_1478686629374