Animation

Update: Maxamad C/llahi farmaajo oo ku horeeya tirinta codadka wareega koowaad oo weli socota yaase kusoo xiga???

no responses
Wednesday February 8, 2017 - 12:35 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Tirinta codadka wareega koowaad waxaa ku horeeya musharax farmaajo waxaana kusoo xiga sharmaarke iyo xasan shiikh weli cod tirinta ayaa socota.

Xasan ayaa hoda kor usoo kacaya tirinta codadka shariif iyo xubno kale ayaa codadka ay helayan aad u liita waxaana ay u badantahay in wareega koowaad ay aadaan xasan shiikh , farmaajo , iyo cumar c/rashiid.

Isha ku haay wixii kusoo kordhaa Natiijada doorashada