Animation

Update: Guddoomiyaha Deegaanka Ceelasha Biyaha oo ka Bad baaday Qarax Miino oo Nafteeda lagu Qaarajin lahaay

2 responses
Tuesday November 8, 2016 - 11:30 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Guddoomiyaha Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Maanta ka bad baaday Qarax la doonayay in Lagu Qaarajiyo.

Qaraxa oo ahaa Miinada Dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala damacsanay Guddoomiyaha Deegaanka Ceelasha Biyaha Ayaan Xasan Xaaji.

Xubno ka tirsan Maamulka Deegaanka aya sheegay in Guddoomiyaha ay ka Bad baaday Qaraxa waxaana Goob joogayaal ka Agdhaw Halka Qaraxa uu ka dhacay ay K24 u sheegen in Qaraxa uu ahaa Mid aad u xoogan  ayna Arkayeen Dhaawacyo soo gaaray Dad shacab ah.

Guddoomiyaha Ceelsha ee Qaraxa ka Bad baaday ayaan isku daynay in aan La Xiriirno Balse Taleefanka ayaan ku heli weynay.