Animation

Update: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo Hada ka soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho????+Sawirro

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 9:08 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka aynu hada ka heleyno Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in Goordhaw diyaarado qaad sida ay soo caga dhigteen garoonka Aadan Cadde.

Diyaaradahaan ayaa qaadka waxa ay ka keeneen Dalka Kenya Ka dib Markii Dowlada Soomaliya ay Xayiraadii ka qaaday Qaadka laga soo dhoofin jiray Wadanka kenya ee soomaliya loo iib keeni jiray.

Xayiraada ay dowlada ka qaaday Qaadka Kenya ayaa waxauu yimid ka gadaal Markii shalay Muqdisho ay ku kulmeen Madaxweynaha Soomaliya iyo Dhiggiisa Dalka Kenya Iyagoona isla afgartay In dowlada Federaalka ay Fasaxdo Qaadka Dowlada Kenyana ay Iyaduna Joojiso Baaritaanka Diyaaradaha soomaliya ka taga lagu baaro Dagmada Wajeer.

Bulshada Soomalida ayaa Inbadan u riyaaqay Go’aanka Dowlada Federaalka ay ku joojisay Qaadka Balse waxaa Arinkan Fasaxaada Qaadka uu Mooraal jabiyay Qoysas Badan oo horayba dhibaato ugu qabay Qaadka maadama Raga qaadka Cuni jiray ay lacagihii ay qaadka ku iibsan jireen ay ku soo celiyeen Reerahooda iyo Caruurtooda.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

 

20160914_112046 20160914_112122 20160914_112032