Animation

RW CC Sharmarke iyo Madaxweyne Xasan Sheikh maxaa kala haysta?

no responses
Thursday September 22, 2016 - 3:30 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Raisul Wasaaraha Xukuumada Soomaliya Mudane Cumar cabdi rashiid Cali Sharmaarke ayaa wareegto ka soo saaray Xuquuqda Musharixinta ay u leeyihin Dhexgalka Bulshada iyo La kulanka Saxaafada.

Hadalkaan ayaa waxa uu Jawaab Cad u yahay Digreetada ka soo baxday Xafiiska Maareeyaha Guud ee Amaanka Garoonka kaasi oo ku saabsanaa In Mudo 60 Cisho ah aysan Saxaafada Shaqo u imaan karin Garoonka Aadan cadde.

Halkaan Hoose ka Aqriso Digreetada Raisul wasaaraha uusoo saaray

14462781_1208210595897440_9170905143139121579_n

Facebook Comments