Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News Top News

UN ka oo war dag dag ah ka soo saaray Xaalka Itobiya…

Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Ethiopia inay u oggolaato kormeerayaal caalami ah dalkeeda, gaar ahaan goobaha ay saameeyeen banaanbaxyadii dhiiggu ku daatay ee ka dhacay dalka.

Madaxa Qaramada Midoobay ee xuquuqda aadanaha, Zeid Ra’ad Al Hussein, ayaa sheegay in aanu jirin isku day dhab ah oo lagu baarayo rabshadahaasi ama lagu oggaanayo cidda masuulka ka ahayd.

Hey’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International waxay sheegtay in boqol qof lagu dilay banaanbaxyada ka dhacay gobolada Oromia iyo Amhara toddobaadka dabayaaqadiisa.

Oromada iyo Amxaarada waa qowmiyadaha ugu ballaaran dalka Itoobiya, waxayna ka mudaharaadayeen dhul iyo arrimo kale.

Related posts

DEG DEG: Dowladda soomalia o jawaab kulul ka bixisay digniinta ka soo baxday alshabaab ee ku wajahan goobaha waxbarashada

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Qarax lagu Xiray Gaari oo la dhigay Ilinka hore Masjid ku yaala Dagmada Warta-Nabada oo qasaaro ay ka dhalatay

Tifaftiraha K24

admin