Animation

Uhurru Kenyatta oo Hada soo Gaaray Muqdisho iyo Madaxweynaha oo soo dhaweeyay+Sawirro

no responses
Tuesday September 13, 2016 - 12:04 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Goordhaw soo gaaray Muqdisho waxaana soo dhaweeyay Xasan shiikh Maxamuud.

Kenyatta ayaa ka qeyb galaaya Shirka IGAD ee lagu wado in Maanta Muqdisho uu ka Furmo.

Waxaa ka sii horeeyay oo Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha Jabuuti iyo Raisul wasaaraha Dalka Itoobiya.

Sidoo kale daqiiqadaha soo socda ayaa la filaaya in uu soo gaaro Muqdisho Madaxweynaha Uganda

La soco Kismaayo24 Daqiiqad kasto

img_20160913_140535 fb_img_1473764817883 fb_img_1473764815427 img_20160913_140532